Suuqa iyo saaxada ๐๐ (๐๐ฟ๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐๐ป๐๐ฒ๐น๐น๐ถ๐ด๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ) waxa ka socda ๐ฑ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น ๐ ๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ๐ป oo u dhaxeya shirkadaha wawayn sida (๐ข๐ฝ๐ฒ๐ป๐๐, ๐๐ป๐๐ต๐ฟ๐ผ๐ฝ๐ถ๐ฐ ๐ถ๐๐ผ ๐ก๐๐ถ๐ฑ๐ถ๐ฎ), doorarki u danbeyay shirkadaha hadafkoodu ahaa soo sarida models-ka amase tababarida garaad gacmeedyadan ayaa u jihaysatay hadaf kale oo ah ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐บ๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ก๐๐ถ๐ฑ๐ถ๐ฎ oo ah shirkada ka danbaysa suurto galida in models-kani shaqeyan, amase si kale ay dhamaan shirkadahani ku tiirsan yihiin, sababto oo ah waxa ay soo saarta dhaman waxa awooda siiya in models-kani wax bartaan waana ๐ค๐ฉ๐ช๐ฑ๐ด-๐ฌ๐ข ๐ข๐ฎ๐ข๐ด๐ฆ ๐๐๐'๐ด-๐ฌ๐ข ay u bahan yihiin shirkadahani.
Nvidia iyadoo arkaysa isbadalka ay shirkadahani u jihaysteen ee wiiqi kara ganacsigooda, waxay isla Nvidia u jihaysatay inay iyaduna soo gali karto saaxada tababarida models-ka ama ugu yaraan inuun isku dayga inay awood u yeelan karto in ay siyasad ku lahaato Nvidia qaybtas ka maqan, si ay taas u samaysona waxa wararka qaar imika sheegayaan in ๐ก๐๐ถ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ถ๐ถ๐ฏ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐๐ผ ๐๐๐ด๐ด๐ถ๐ป๐ด-๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ.
๐๐๐ด๐ด๐ถ๐ป๐ด-๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฒ waa madasha ugu wayn ee sida ๐๐ช๐ต๐ฉ๐ถ๐ฃ ah taas oo lagu kaydiyo dhamaan models-ka la tababaray ee open-source-ka ah. sido kale Hugging-face waxa ay leedahay packages iyo libraries badanka researchers-ku adeegsadaan oo ku tiirsan yihiin, qofkii iska lihina uu yahay qofka badanka jaan goyn kara siyasada isticmaalkeda. waxa kamida packages-kan:
- ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ป๐๐ณ๐ผ๐ฟ๐บ๐ฒ๐ฟ๐
- ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐น๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐๐ฒ
- ๐ฃ๐๐๐ง (๐ฃ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ฒ๐ฟ-๐๐ณ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ ๐๐ถ๐ป๐ฒ-๐ง๐๐ป๐ถ๐ป๐ด)
- ๐๐ฎ๐๐ฎ๐๐ฒ๐๐ & ๐ง๐ผ๐ธ๐ฒ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐ iyo qaar kale oo badan.
Sababta ugu wayn ee Nvidia ay madashan $๐ญ๐ฎ.๐ต ๐๐ถ๐น๐น๐ถ๐ผ๐ป ugu rabto (sida wararku shegayaan) marka laga yimado so galida saxada models-ka, waxa kale oo ay rabban ๐ ๐ผ๐ผ๐ท๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ผ๐ฝ๐ฒ๐ป-๐บ๐ผ๐ฑ๐ฒ๐น๐ oo iyaga uga dhigan in ta badan ee la helo open-models waa in ta badan ee gpu's loo baahdo, sido kale hugging-face waa madal facwaynaatay oo model walba oo free ahi kuso horeyo community badana leh. ta u waynina waxa ay tahay in Nvidia ay waxyabo badan default ka dhigi karto sida isticmaalka tools-ka nvidia sida ๐๐ฏ๐ง๐ฆ๐ณ๐ฆ๐ฏ๐ค๐ฆ ๐ต๐ฐ๐ฐ๐ญ๐ด ๐ช๐บ๐ฐ ๐๐ช๐ฏ๐ฆ-๐ต๐ถ๐ฏ๐ช๐ฏ๐จ ๐ข๐ฏ๐ฅ ๐ต๐ณ๐ข๐ช๐ฏ๐ช๐ฏ๐จ ๐ต๐ฐ๐ฐ๐ญ๐ด.

